# ANSU — user reviews

> 4 indexed App Store user reviews of ANSU by ANSUCO LTD, rated 3.88/5 from 8 ratings.

- Source: https://appshunter.io/ios/app/ansu/id1600774195/reviews
- App overview in markdown: https://appshunter.io/ios/app/ansu/id1600774195.md
- Rating breakdown: 5★ 5 · 4★ 1 · 3★ 0 · 2★ 0 · 1★ 2

## Most critical reviews (4 lowest-rated)

### 5/5 — Manager

*2022-09-15*

Thank goodness for ANSU Well Done 💯✔️

### 5/5 — Wanaag iyo sharaf

*2022-09-03*

Shirkada waxay kufican tahay alabta waxay kugukeynesa gurigaaga mashaAllah aad iyo aad baan ugu qancay shakhadooda. InshaAllah waxaa rajeynaya inee dad badan arkaan si ey ugu marmaan shirkadaha kale ee ajanibta.

### 5/5 — CUSTOMER REVIEW

*2022-08-29*

Absolutely excellent.

Sharaf iyo wanaag bey ii aheeyd in aan ka adeegto ANSU.
Waa shirkadda qudha ee UK dalabkaga kaaga keeneysa muddo isbuuc gudihii ah. Aad iyo aad baan u bogaadinayaa Maamulka iyo shaqaalaha shirkaddaa, waxaan odhan karaa Soomaaliya wadadii soo kabashada ayay cagaha saartay.

Kudos to ANSU team.

### 5/5 — ANSU App

*2022-07-26*

Excellent Sevice & Excellent costumer care. 

Waxa ay iga haqab tireen baaahi aan ka weysanaa dalka gudahiisa. Waa online App u shaqeeysa sida Amazon oo kale oo aad si fudud uga dhex dalban karto wax walba oo aad u baahantahay ayaga oo kaaga keenaya dunida dacaladeeda oo idil.

---

*Data collected daily from the US App Store and indexed by [AppsHunter](https://appshunter.io/). User reviews are verbatim App Store reviews. Ratings, prices and chart positions refresh continuously; this snapshot is from 2026-06-04.*
