# Dugsiga Al Micraaj

> Dugsiga Al Micraaj (iPhone/iPad app by Jamhuriya Technology Solutions.)

- Source: https://appshunter.io/ios/app/dugsiga-al-micraaj/id6477780625 (this page in markdown: same URL + `.md`)
- Developer: [Jamhuriya Technology Solutions](https://appshunter.io/developer/1569678528)
- Category: Education
- Price: Free
- Age rating: 17+
- Requires: iOS 12.0 · 80 MB
- Languages: English
- Released: 2024-02-13
- Data updated: 2026-02-11
- User reviews in markdown: https://appshunter.io/ios/app/dugsiga-al-micraaj/id6477780625/reviews.md

## What is Dugsiga Al Micraaj?

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution( Jtech ) .


## Version history (last 1 release)

### 1.0 — 2024-02-14

No release notes.

## More apps by Jamhuriya Technology Solutions

- [SomQuiz](https://appshunter.io/ios/app/somquiz/id1569678526)
- [Jamhuriya University](https://appshunter.io/ios/app/jamhuriya-university/id1571695227)
- [Fariid](https://appshunter.io/ios/app/fariid/id1601226911)
- [Geedi Online](https://appshunter.io/ios/app/geedi-online/id1612939078)
- [StaffTime](https://appshunter.io/ios/app/stafftime/id1616841558)
- [Nova Attendance](https://appshunter.io/ios/app/nova-attendance/id1617771517)

All apps by Jamhuriya Technology Solutions: https://appshunter.io/developer/1569678528

## Related topics

[dugsiga al micraaj](https://appshunter.io/ios/topics/dugsiga-al-micraaj)

---

*Data collected daily from the US App Store and indexed by [AppsHunter](https://appshunter.io/). User reviews are verbatim App Store reviews. Ratings, prices and chart positions refresh continuously; this snapshot is from 2026-02-11.*
