# hanuuniye — user reviews

> 4 indexed App Store user reviews of hanuuniye by Tabaarak ICT Solutions, rated 3.73/5 from 11 ratings.

- Source: https://appshunter.io/ios/app/hanuuniye/id1552615369/reviews
- App overview in markdown: https://appshunter.io/ios/app/hanuuniye/id1552615369.md
- Rating breakdown: 5★ 5 · 4★ 2 · 3★ 2 · 2★ 0 · 1★ 2

## Most critical reviews (4 lowest-rated)

### 1/5 — Hanuuniye cilada isdiiwan galinta

*2021-09-05*

Appka marka aan is diiwaan galiyo anigoo isticmaalaya teleefan numberkayga oo aan damco inaan login sameeyo iima ogolaanayo inaan numberka taleefnaka aan isku diiwan galiyay dhamaystiro 9 digit markan gaaro waxba kuma dari karo pls fix

### 3/5 — App ku shaqo badan ayuu u baahan yahay

*2021-03-07*

App kani fikrad ahaan waa aad ayuu u fcnyhay, lkn dedaalkii loo bahnaa lama galin.

1. Cashoro badani kuma jiraan
2. Culimadii caanka ahayd ee umadu jeclaydna kuma jiraan
3. Design iyo nashqada appkuna waa liidataa
4. Dadka looma sheegin inaad iibsanayso casharada $3 ay tahay inaad bixiso

Fakradan in la sii horu mariyo ayan ku talin lahaa, dadka markii wax loo soo bandhigayana wax laga shaqeeyay oo dhamaystiran in loosoo bandhigaa haboon.

iminka appka casharada level 2 waa madhantayba.

wad ku mahadsantiin dedaalka, 3 daa xidigoodna dedaalka iyo wanaga fikradaan ku bixiyay. se appku shaqo badan ayuu u bahanyahay.

### 5/5 — Hanuuniye

*2021-03-11*

Appka hanuuniye waanka helay. Wuxuu ka haqab tirayaa dhammaan su’aalahaaga ku saabsam diinta isagoo kuu sahlaya inaad sii fiican u barato diinta Soo degsada walaalayaal si diinteena macaan Aad u barataan

### 5/5 — Waa app aad logu bahna

*2021-03-07*

Waxa u bahanahay hada nahay dadka Dibada jooga in la fududeyo qaabka an u bixin karno si an u wada isticmalno iyado debit/credit card an ku bixinyno hore u socda.

---

*Data collected daily from the US App Store and indexed by [AppsHunter](https://appshunter.io/). User reviews are verbatim App Store reviews. Ratings, prices and chart positions refresh continuously; this snapshot is from 2026-06-05.*
