# Orod Darawal

> Orod Darawal (iPhone/iPad app by Mohamedamin Salad.)

- Source: https://appshunter.io/ios/app/orod-darawal/id6805651927 (this page in markdown: same URL + `.md`)
- Developer: [Mohamedamin Salad](https://appshunter.io/developer/6805598163)
- Category: Travel
- Price: Free
- Age rating: 4+
- Requires: iOS 15.0 · 60 MB
- Languages: American English
- Released: 2026-09-02
- Data updated: 2026-10-05

## What is Orod Darawal?

Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod. Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag lacagta safar kasta ka hor intaadan aqbalin.

Sidee ayuu u shaqeeyaa?

1. Codso inaad noqoto darawal Orod.
2. Marka lagu ansixiyo, ku noqo online.
3. Arag dalabyada kuu dhow.
4. Aqbal ama diid dalabka.
5. U soco meesha macmiilku joogo.
6. Marka aad timaado, riix “Waan imid”.
7. Bilow safarka oo gaarsii macmiilka meesha uu rabo.
8. Marka safarku dhammaado, xaqiiji lacagta EVC Plus.

Orod Darawal waxa kale oo aad ku heli kartaa:

• Dakhaalahaada maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah
• Tartan toddobaadle ah iyo abaalmarinno
• Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto macaamiisha

Orod Darawal waxaa loo sameeyay darawallada Soomaaliyeed.

—

Orod Darawal — Drive With Orod in Mogadishu

Orod Darawal is the app for Orod's drivers. Go online, accept nearby ride requests, and see the fare for every trip before you accept it.

How it works:
1. Apply to become an Orod driver.
2. Once approved, go online.
3. See nearby ride requests.
4. Accept or decline each request.
5. Head to the customer's location.
6. When you arrive, tap "I've Arrived."
7. Start the trip and take the customer where they're going.
8. When the trip ends, confirm the EVC Plus payment.

Orod Darawal also gives you:

• Your daily and weekly earnings
• Weekly competitions and rewards
• Calls and messages with your customers, without sharing phone numbers

Orod Darawal was built for Somali drivers.

## Is Orod Darawal safe?

Not enough ratings yet to assess Orod Darawal.

## Is Orod Darawal legit?

Orod Darawal has limited verification signals. The AppsHunter Legitimacy Score for Orod Darawal is 58 out of 100 points across 7 verification signals from App Store and developer data.


## Version history (last 5 releases)

### 1.0.8 — 2026-09-28

HAGAAJIN GUUD

### 1.0.7 — 2026-09-10

HAGAAJIN GUUD

### 1.0.6 — 2026-09-07

• Hagaajin guud
• Xisaabinta lacagta darawalka oo la sifeeyay

### 1.0.5 — 2026-09-04

• Ogeysiisyo cusub oo laguu soo diro app-ka
• Darawalku hadda wuxuu yeelan karaa sawir profile ah
• Qiimaha safarka oo si nadiif ah loo soo koobay
• Hagaajin guud iyo xawaare kordhin

### 1.0 — 2026-09-02

No release notes.

## More apps by Mohamedamin Salad

- [OROD](https://appshunter.io/ios/app/orod/id6805598161)

All apps by Mohamedamin Salad: https://appshunter.io/developer/6805598163

---

*Data collected daily from the US App Store and indexed by [AppsHunter](https://appshunter.io/). User reviews are verbatim App Store reviews. Ratings, prices and chart positions refresh continuously; this snapshot is from 2026-10-05.*
