# Tamaam Macamiil

> On-demand services: taxi, car rental, food, water, plumber, electrician. (iPhone/iPad app by Abdifatah Dayib Ibrahim.)

- Source: https://appshunter.io/ios/app/tamaam-macamiil/id1471088281 (this page in markdown: same URL + `.md`)
- Developer: [Abdifatah Dayib Ibrahim](https://appshunter.io/developer/1471087057)
- Category: Travel
- Price: Free
- Rating: 5.00/5 from 3 App Store ratings
- Age rating: 4+
- Requires: iOS 9.0 · 133 MB
- Languages: American English
- Released: 2019-07-17
- Data updated: 2026-06-10
- Monetization: free
- User reviews in markdown: https://appshunter.io/ios/app/tamaam-macamiil/id1471088281/reviews.md

## What is Tamaam Macamiil?

Tamaam Taxi
 
Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.
 
Car rental
 
Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.
 
Food delivery
 
Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.
 
Water truck delivery
 
Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.
 
Plumber
 
Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada biyaha, IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.
 
Electrician
 
Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

## Key features

- On-demand taxi booking
- Car rental services
- Fast food delivery (under 15 mins)
- Water truck delivery (under 10 mins)
- Plumber services
- Electrician services
- Free in-taxi WiFi


## Frequently asked questions about Tamaam Macamiil

### What services does Tamaam Macamiil offer?

Tamaam Macamiil offers taxi booking, car rental, food delivery, water truck delivery, plumber services, and electrician services. The app aims to provide a comprehensive solution for various daily needs.

### How fast is the food delivery with Tamaam Macamiil?

Food delivery orders through Tamaam Macamiil are promised to arrive in 15 minutes or less. This rapid delivery is a key feature for users ordering meals.

### Can I rent a car for a short period with Tamaam Macamiil?

Yes, Tamaam Macamiil allows car rentals for various durations, including short periods like hours, as well as days, weeks, and longer. A rental agreement with the company is required.

### Does Tamaam Macamiil offer free WiFi?

Yes, Tamaam Macamiil provides free WiFi for users to utilize while they are traveling in the taxi. This is an added convenience for passengers.

### How quickly can I get a plumber or electrician through Tamaam Macamiil?

For urgent issues like plumbing or electrical problems, Tamaam Macamiil aims to have a professional arrive in under 10 minutes. This ensures quick resolution of household emergencies.

### What devices is Tamaam Macamiil available on?

Tamaam Macamiil is available on iPhone and iPad devices. It is designed to be accessible on Apple's mobile and tablet platforms.

### What is the user rating for Tamaam Macamiil?

Tamaam Macamiil has a high user rating of 5.0 stars based on 3 ratings. This indicates a very positive reception from its current user base.

### When was Tamaam Macamiil last updated?

The latest version of Tamaam Macamiil, version 1.3, was last updated on November 6, 2019. The app was initially released on July 17, 2019.

## Version history (last 4 releases)

### 1.3 — 2019-11-06

Bug Fixing.

### 1.2 — 2019-10-23

Bug Fixing

### 1.1 — 2019-08-29

fix bugs

### 1.0 — 2019-07-13

No release notes.

## Apps similar to Tamaam Macamiil

| App | Rating | Price | Category |
| --- | --- | --- | --- |
| [Geeye](https://appshunter.io/ios/app/geeye/id1527455871) | 4.7 (37) | Free | Travel |
| [RIDE: Ethiopia & Djibouti](https://appshunter.io/ios/app/ride-ethiopia-and-djibouti/id1375514824) | 4.7 (5,296) | Free | Travel |
| [Ethiopian Cargo](https://appshunter.io/ios/app/ethiopian-cargo/id1506890841) | 4.3 (11) | Free | Travel |
| [Vaccine Record for Travellers](https://appshunter.io/ios/app/vaccine-record-for-travellers/id469337955) | 1.9 (8) | Free | Travel |
| [Air Tracker for Qatar Airways](https://appshunter.io/ios/app/air-tracker-for-qatar-airways/id1107519729) | 4.8 (10) | Free | Travel |
| [Heegan Taxi Service & Delivery](https://appshunter.io/ios/app/heegan-taxi-service-and-delivery/id6444860605) | — | Free | Travel |

## More apps by Abdifatah Dayib Ibrahim

- [Qalam Platform](https://appshunter.io/ios/app/qalam-platform/id1543128581)
- [Tamaam Taksi](https://appshunter.io/ios/app/tamaam-taksi/id1552209987)
- [Tamaam Taksi Driver](https://appshunter.io/ios/app/tamaam-taksi-driver/id1552210364)
- [Hilaac](https://appshunter.io/ios/app/hilaac/id6744271797)

All apps by Abdifatah Dayib Ibrahim: https://appshunter.io/developer/1471087057

---

*Data collected daily from the US App Store and indexed by [AppsHunter](https://appshunter.io/). User reviews are verbatim App Store reviews. Ratings, prices and chart positions refresh continuously; this snapshot is from 2026-06-10.*
