BBC News Somali User Reviews

BBC News Somali
BBC News Somali
Zeno Media LLC

Top reviews

Leave a Review BBC News Somali
  • Maxaa waaye app Kan rifarash malaha Oo meshii gore oo joogaa

    The app is not have refreshed
  • Kalid Shigshigaw

    WAn jecelnahay bbc somali aniga bbc markadta Waan dhagaystaaa
  • Reliable

    I grew up my entire family listening BBC somali section and I still do sometimes .
  • War xun oo runta ka fog

    Bahda afsomaliga ku hadasha
    Maxaa dadka been iyo war nacayb ka buuxo
    Oo runta ka fog usoo qorsysaan
    Qoladan wax soo qoraysaa ha xishooto
    Oo iska daaya laalushka idin ku kalifaya
    Inaad been dadka usoo qortaan
    Shaqadiina ilaashada waa talo
  • Terrific app

    Amazing app
  • Habar-yar

    Ku aqrisan karno afkeeniiii hooyo wararka adduunka..... Marka hore Allah Mahad leh , marka xiggana BBC
  • Thanks

    I enjoyed so much with this BBC Somali App.
  • Farxad

    Aad ayaan uga helay barnaamijka awal hore waxa idhibi jirtay inaan lasocdo idaacada, garaacista telefankuna way idhibi jirtay waayo wakhti uma hayn lakin imika appka ayaa aad ii caawiyay waanan lasocdaa warbixinada deegaanka soomaalida iyo kuwa aduunka kaleba Mahadsanidiin...
  • Best App

    This is an excellent.
  • Abdirahman Hussein Dhiblawe

    Waa App inoo fududeeyn doono inaan si sahlan kula socono barnaamij yada BBC Somali.

Alternatives to BBC News Somali