Leave a Review ANSU
Manager
Thank goodness for ANSU Well Done 💯✔️Wanaag iyo sharaf
Shirkada waxay kufican tahay alabta waxay kugukeynesa gurigaaga mashaAllah aad iyo aad baan ugu qancay shakhadooda. InshaAllah waxaa rajeynaya inee dad badan arkaan si ey ugu marmaan shirkadaha kale ee ajanibta.CUSTOMER REVIEW
Absolutely excellent.
Sharaf iyo wanaag bey ii aheeyd in aan ka adeegto ANSU.
Waa shirkadda qudha ee UK dalabkaga kaaga keeneysa muddo isbuuc gudihii ah. Aad iyo aad baan u bogaadinayaa Maamulka iyo shaqaalaha shirkaddaa, waxaan odhan karaa Soomaaliya wadadii soo kabashada ayay cagaha saartay.
Kudos to ANSU team.Show less