
Abwaanka
Qaamuuska Af-Soomaaliga
0 ratings
Free
Rating summary
About
Abwaanka is a free Somali–Somali dictionary — Qaamuuska Af-Soomaaliga — for everyone who reads, writes, teaches or learns Somali.
SEARCH AS YOU TYPE
Start typing and suggestions appear instantly from more than 40,000 Somali words.
MEANINGS, EXAMPLES AND MORE
Each word shows its meanings, word type, grammatical forms and examples, with links to related words so you can follow one word to the next.
SAVE AND COME BACK
Save words to Keyd to build your own list, and find the words you looked up recently in Dhawaan. Your saved words and history stay on your phone.
SHARE A WORD
Send a word and its meaning to friends and family, or by email.
NO ACCOUNT, NO ADS
Abwaanka is free to use, needs no sign-up, and shows no advertising.
Also on the web at abwaanka.com.
—
Abwaanka waa qaamuus Af-Soomaali ah oo bilaash ah — Qaamuuska Af-Soomaaliga — loogu talagalay qof kasta oo akhriya, qora, bara ama barta Af-Soomaaliga.
RAADI INTA AAD QORAYSO
Bilow qorista, waxaana isla markiiba kuu soo baxaya ereyada ka bilowda xarfaha aad qortay.
MACNAHA, TUSAALOOYINKA
Erey kasta wuxuu muujinayaa macnihiisa, nooca ereyga, qaababkiisa iyo tusaalooyin, lehna tixraaca ereyo la xiriira ereygaad eegaysid haduu tixraac leeyahay.
KEYDSO OO DIB U EEG
Ereyada ku keydso Keyd si aad u samaysato liiskaaga, ereyadii aad dhawaan eegtayna ka hel Dhawaan. Ereyada aad keydsato iyo taariikhdaadu waxay ku jiraan taleefankaaga oo keliya.
WADAAG EREY
U dir erey iyo macnihiisa saaxiibbadaa iyo qoyskaaga, ama Edhambaal (Email) ahaan.
AKOON LOOMA BAAHNA, XAYEYSIIS MA JIRO
Abwaanka waa bilaash, looma baahna is-diiwaangelin, mana soo bandhigo xayeysiis.
Sidoo kale ka hel webka: abwaanka.com.
Show more
What's New in Abwaanka
2.0.0
November 13, 2026




