
Free
About
Shirkada buley data waa shirkad aad ka iibsan karid internet ka ugu qiimaha jaban buley data waxaa kuugu diyaar ah shirkadaha bixiya adeeg internet sida Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel, Somlink.
Hanaanka lacag bixin aad ku adeegsan karid buley data waa
• EVC PLUS
• JEEB
• eDAHAB
Ku dooro buley data
Qiimo jaban
Adeeg deg deg ah 24/7
Show more
What's New in Buley Data
1.0.8
January 2, 2026
Fixed some bugs, Added Message for failed orders






