
Dhaxal App
Xisaabinta Dhaxalka Islaamka
0 ratings
Free
Rating summary
About
Dhaxal App waa barnaamij loogu talagalay in uu fududeeyo xisaabinta saamiyada dhaxalka iyadoo la raacayo qawaaniinta dhaxalka Islaamka. App-ku wuxuu ka caawinayaa isticmaalaha inuu fahmo qaybaha dhaxlayaasha, natiijada xisaabinta, iyo daliilada Qur'aanka ee la xiriira.
Show more
What's New in Dhaxal App
1.0.1
October 15, 2026
Improved app experience: you can now use the inheritance calculator without creating an account, and account management features (like account deletion) have been improved.
More








