Tab to view full card Problem!
walalayaal waxan cabasho ka qabaa geybta "tab to view full card" card frame ka saxda ah ma heysto fadlan ii set up gareeya card frame ka saxda ah please. Magaceygu waa Mohamed Mohamud Ahmed. Thanks developers 🙏🏽
Amazing UI Design
Finally aad baan idinkaga mahad celinaaya sida aad u tix galiseen cabashadeyda, hadda hal cilad kale oo yar baa jirta taas oo ah, in card ka uu low quality yahay please High quality kadhiga qeybta “View Full Card” Thanks Developers. 🫱🏽🫲🏾
Upgrade
Waxaan aad u jeclaan lahaa in app-ka laga dhigo Ul/UX Design (Wireframe & Prototype) si app-ka uu ugu muuqdo mid aan boring eheen, sidoo kale profile-ka aad ka dhigtaan mid sawirka laga bad badalan karo si aan u saarano sawiro portrait style ah.




