
Free
About
Schoolware waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Show more
What's New in Faahim Academy
2.0
October 16, 2023
Conatact Acedamy Teacher Can Take Attendance using his phone Student can view his markes using his phone
More



