Sixid kooban
Waan ugu hambalyaynayaa cid kastay ka timi fikrada application kani, marar badanbaa jirta oo qofku wax akhris aanu jaanis u hayn ama uu hawlo hayo oo uu dhegaysiga doorbidayo, se wll dib u dhegaysta kutubta oo wax qaladaada hadaad ku aragtaan saxa siiba kutubta diinigaa waxaan dhegaysanayaa kitaabka لا تحزن oo inanka akhrinayaa aayaadka qur’aanka ee buuga ku jira xaraf kasta oo خ ah غ ama ق ayuu u akhrinayaa laga yaabaa inay isaga ku adagtahay dhawaaqa xarafku, se macnaha aayaadka ayaa isbedelaya markuu xarafku is bedelo sida halkii خلقناه ay ahaan lahayd ay noqoto غلقناه ama sixid weeye intani se application ku waa top hambalyo mar kale .
Show more
