
Janbari: Baro English
Baro Ingiriisiga Macalin AI
0 ratings
Free
Rating summary
About
Janbari waa app loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay si fudud oo nidaamsan u bartaan luuqadda Ingiriisiga.
Waxaad ka bilaabi kartaa heerkaaga hadda, kadibna tallaabo-tallaabo ayaad u horumarin kartaa akhriska, fahamka, ku-hadalka iyo pronunciation-kaaga.
Janbari waxaad ka heli kartaa:
• Casharro Ingiriisi oo nidaamsan
• Heerarka A1 ilaa C1
• AI Teacher kaa caawinaya barashada
• AI Speaking aad Ingiriisiga kula tababaran karto
• Pronunciation kaa caawinaya ku dhawaaqista saxda ah
• Points, streaks iyo achievements dhiirrigeliya joogtaynta
• La socodka horumarkaaga maalin kasta
Haddii aad hadda bilaabayso Ingiriisiga ama aad rabto inaad sare u qaaddo heerkaaga, Janbari wuxuu ku siinayaa waddo cad oo aad maalin kasta wax yar ugu horumarto.
Baro. Ku celceli. Ku hadal Ingiriisiga si kalsooni leh.
Show more
What's New in Janbari
1.0
October 6, 2026





