Ontime Macmiil

Ontime Macmiil

by Tabaarak ICT Solutions

0 ratings

Archived App

This is an archived listing of the app previously available on the App Store.

Although the app is no longer distributed by Apple, you can still view its description, screenshots, version history, ratings, and metadata for reference.
Rating summary

Details

  • Released
  • Updated
  • November 1, 2020
  • November 2, 2020

Features

Ontime Macmiil screenshot #1 for iPhone
Ontime Macmiil screenshot #2 for iPhone
Ontime Macmiil screenshot #3 for iPhone
Ontime Macmiil screenshot #4 for iPhone
🖼️Get Icon
Icons↘︎

About

Faafaahinta Ontime Macmiil: 1. Ontime Application waa Barnaamij aad uga bogan karto adeeg hufan oo ku raali geliya. Waxaana isticmaali kara dhamaan Bulshadeena waana lacag la,aan isticmaalkiisa iyo soo degsashadiisuba (Free), Adeega laguu qabtay kaliya ayaad iska bixin doontaa. Waxaana isticmaali kara dhamaan Bulshadeena Habka isdiiwaan-gelinta: Marka aad soo degsato App-ka waxaad arki doontaa Qadar yar oo Xayiisiis ah oo laxiriira shaqada uu kuu qaban doono Adeega Ontime App. Waxaad riixi doontaa "Ka bood/Skip", kadib waxaa kuusoo bixi doona mapka meesha aad joogto iyo Shaqaalaha kuu dhow kadibna Dooro adeega aad rabto kadibna Riix "Book" kadibna "Confirm" intaa kadib waxaad aadi doontaa Page-ka laga soo login gareeyo App-ka. 1. Hadii aad horay isku diiwaan gelisay kaliya waxaad soo gelin doontaa Emailk / phone No-kaga iyo password kadibna riix "Login button" 2. Hadaad tahaya isticmaale aan horay isku diiwaan gelin riix "Register Button", waxaad aadi doontaa page-ka isdiiwaan-gelinta ood soo buux buuxin doonto.
Show more

What's New in Ontime Macmiil

1.0.2

November 2, 2020

Developer apps