Abdulahi
Waad wanaagsan tihiin sidaa kuwada
Mahadsanidiin laakiin
Aad ayaan ugu bogay App kan
Lkn meel yar oo uu dhaliil ka leeyahay ayaan jeclaan lahaa in aan fikirkayga ka dhihbto hadii ay suuro gal tahay,
Marka hadii ay Developers ka App ku ka soo jawaabaan Review gaygan waxaan samayn doonaa in aan fikirka aan hayo markaas sheego
Waanan ka xumahay in aan 4 star siiyo App ka lkn 5 star ayaan siin doonaa hadii fikirkayga la tix galiyo iyo hadaan la tix galinba Insha ALLAAH.

Show more