Somali Fantasy User Reviews

Top reviews

Mahadnaq

ASC waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan aad coyaaraha noogu soo gudbisaan.
Waxaan idiin rajeynayaa guul iyo horumar.

No full screen and screen mirroring

App aad ayuu u fcn yhy lkn full screen malaga dhigi karo iyo screen mirror tv malagu samayn karo wxan jeclaan lagaa inaad develop garaysaan qeybtaa, Thanks

Nice!

Seems really interesting and interesting and the concept is great

Response from developer

Thank you for your honest review.