Codka 🥹❤️
Team Streamnxt codkiina masha allah qalbiga iga xadeen ii soo caley ❤️😭 dacwo ahay ma jirtoo 😂 la aandiin abaar mida kale qof aad aqan codkiisa jecel ma u qaadey waligaa 😂😂😂 qasaro badanaaa 😂😂😂
Aadan
Aadan
Ciyaaro ma laga daawan karaa
Ciyaaro ma leeyahay
Marwan
Marwa
Mahadsanidiin
As always on top wlhi horay usocda team fanproj&streamnxt. Always favorite noo eheedeen from alfaghi.







