Turath Reviews: Is It Legit?

Customer Experience

Positive experience100.0% of reviews
Neutral0.0% of reviews
Negative experience0.0% of reviews

~ Based on 18 written reviews from the US App Store.

Is Turath Safe?

Turath - Dhaxalka Culimada appears safe based on user ratings. AppsHunter Safety Score for Turath is 90/100.

This assessment is based on 1,017 user ratings, with an App Store average of 4.5/5.

Safety Analysis

87.5% of ratings point to a safe experience
1.9% of ratings suggest some concerns
10.6% of ratings point to a risky experience

~ Based on 941 App Store ratings for Turath.

Is Turath Legit?

Turath - Dhaxalka Culimada appears legitimate, with a few gaps. AppsHunter Legitimacy Score for Turath is 68/100.

Based on 68 of 100 points across 7 verification signals from App Store and developer data.

Top reviews

Good app

This app has more important information our people so I appreciate the one who innovation this app

❤️

Mashallah

Great Islamic Knowledge

Excellent App

Maanshaa Allah

Aad ayuu wangsyhy

Masha Allaah

Masha Allaah

Appka

Masha Allah waa barnaamij cajiiba waan u bogay ♥️

Mahadsanidiin

Allah miisaanka xasanaadka ha idiin saaro shaqadan quruxda badan ee aad ummadda Soomaaliyeed u qabateen iyo tamarta aad geliseen inaad isku soo ururisaan cilmi dhaxalgal ah oo loo baahnaa cid kaydisa. Allahumma Baarik :-)

Gratitude and appreciation

Alhamdulillah for this beautiful Islamic app that brings me closer to Allah, strengthens my faith, and reminds my heart of what truly matters. May Allah reward everyone behind it. 🤍

Turaath waa kaydka culimada soomaaliyeed

Waa app si wanaagsan uga turjumaayo magaca uu wato isticmaalkeyga 1aad ayaan ka helay waxaana alle uweydiinayaa walaalaha ka shaqeeeyay howshaan quruxda badan.

Ardayad

Masha allah appkan xili loo baahnaa ayaad samayseen ilaahay ajar haydinka siiyo aamiin

Bogaadin.

Waa app lo baahnaa,baahiyo badana wuu daboli doona idam Alle.

سلمة

جزاك كم الله خير waa app aad ufcn oo kaa cawinaya dhigashada tafsirka quran,fiqiga,kutubta kla duwan TAs dunida iyo akhiraba ku anfacaysa wad mahad santihin mid loo bahn ayuu ahaa,waa adoo guriga fadhiya cilmi bilash ku dhigo lago dhahy yaa allah الحمدلله allow aday mahdo ku sugnty

Mahadnaqa

Ilahay ha idin barakeeyo cilmiga iyo maskaxada aad ku biloowdan ku dhameyseen App xiisa badan iyo cilmiga xabaarsan ee dhaxalka ah ❤️

شكرا

جزاك الله

Wa appki ugu fiicna intan telephone isticmalayey

Mansha allah ilahay ha barakeyo qofwalba oo appkan so ixtiraacay abalkina alle jano haka dhigo iyo culumadeena qaaliga❤️

Mahadcelin

Aad ba umahadsan tihiin sida app Kan nogu Hagar baxden wanan ku faraxsanahy inan helay waqti an ubahna

Bigaadin

Aad baan uga helay suu applicationka uu udiyarsanyahay aad baan idinkaga mahad celinayna baahi wayn baad dabioshen

Codsi

Aad baad u mahdsantihiin
Duruusta iyo culamada inta dhiman baan codsanaynaa