Dhaweeye vs Rikaab
Price, ratings, monetisation and update history for both apps, side by side — with what reviewers say about each.
Dhaweeye
This app connects passengers with nearby drivers for transportation services. Users can select their destination, view distance and fare estimates, and choose their preferred vehicle type. Drivers receive ride requests and can accept or decline them, with real-time updates for both parties throughout the journey.
- Destination selection
- Fare and distance estimation
- Vehicle type selection
- Driver matching
- Real-time ride updates
- Trip completion and rating
Read full descriptionHide full description
Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Rikaab
This app connects passengers with nearby drivers for ride services. Users can select their destination, see estimated distance and cost, and choose a vehicle type. Drivers receive ride requests and can accept or decline them.
- Destination selection with distance and cost estimates
- Vehicle type selection
- Real-time driver matching
- Ride request acceptance/rejection
- Real-time driver tracking
- Trip completion notifications
- In-app fare details
- Driver and passenger ratings
Read full descriptionHide full description
Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo r 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Qaabka is diiwaangalinta Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. . 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. Shopping with Rikaab is quick, convenient and trouble-free. You can shop for the desired product right from the comfort of your home and get them delivered straight to your doorstep. Download Rikaab, the free online shopping app on your iOS devices and get access to over 65 million products ranging from smartphones, tablets to laptops, food, t-shirts, sneakers, sport shoes to sandals, earrings, watches to fitness bands, chimneys, cookware to gas stoves, dairy products, baby products to makeup kits and many more. What are we offering on Rikaab App? Rikaab strives hard to make your online shopping a more pleasant and cost-effective experience by providing the top quality products at the best price rates. Our collection of products consist of electronic appliances, clothes, grocery, home and kitchen products, automobiles, books and stationary, to name a few. Benefits with Rikaab User-Friendly: Leading online shopping app in east Africa which is simple and faster to load. Shop on the go and get the products delivered in just a few easy clicks. Safe & Secure Shopping: You need not worry about your account credentials or personal details. Check Out Closely: View products of your choice in detail with clear images and thorough descriptions before buying.
Screenshots
Verdict
The clearest difference is rating: Dhaweeye at 3.9 against Rikaab's 3.3. Dhaweeye also leads on review sentiment (47% vs 8%). On price, ratings volume, update cadence and ads there is nothing between them.
Scored on Price · Rating · Positive reviews · Number of ratings · Update frequency · Ads · In-app purchases · Monetization · Best chart rank · Devices · Requires iOS
Both are free to download. Neither carries in-app purchases, so what you see is what you pay.
Dhaweeye holds the better App Store score, 3.9 against 3.3. Both are backed by a comparable volume of ratings — 100 and 67 respectively. Written reviews point the same way: 47% of Dhaweeye's written reviews are positive against 8% of Rikaab's.
Both ship on a similar rhythm, roughly every 2 weeks. The most recent releases landed on October 26, 2026 and October 25, 2026 respectively.
| Parameter | Dhaweeye | Rikaab |
|---|---|---|
| Price | Free | Free |
| Rating | 3.9 (100 ratings) — better | 3.3 (67 ratings) |
| Positive reviews | 47.1% of reviews — better | 7.7% of reviews |
| Number of ratings | 100 — better | 67 |
| Update frequency | Every 2 weeks | Every 2 weeks |
| Ads | No | No |
| In-app purchases | No | No |
| Monetization | Free | Free |
| Devices | iPhone | iPhone |
| Requires iOS | 16.6 | 16.6 |
| Further details — not scored | ||
| Size | 158 MB | 157 MB |
| Age rating | 4+ | 4+ |
| Developer | TABAARAK ICT SOLUTIONS | Rikaab LLC |
Customer experience
Dhaweeye
Rikaab
In-app purchases
Dhaweeye
No in-app purchases
Rikaab
No in-app purchases








