Comparison

Daariz vs caawiye app

Price, ratings, monetisation and update history for both apps, side by side — with what reviewers say about each.

Head to head
About

Daariz

Learn to read and write Somali with interactive lessons and exercises. Enjoy offline access to stories and track your progress with a gamified reward system. Ideal for beginners and those looking to improve their Somali language skills.

Highlights
  • Interactive Somali reading and writing lessons
  • Offline access to stories
  • Gamified progress tracking with rewards
  • Hundreds of lessons and exercises
  • Competitive features to challenge friends
Read full description

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto. Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah. Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga. Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto. Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay. Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

About

caawiye app

Features
Read full description

Caawiye App waa madal su'aalo iyo jawaabo u ah bulshada afka Soomaaliga ku hadasha ayadoo u sahlaysa dadka iyo ardayda in ay su'aalo waydiiyaan kana jawaabaan mawduucyo kala duwan. Caawiye Question and Answer waa goob su’aalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto su’aal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada. looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka. Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan oo su'aalo iyo jawaabo ah, oo daboolaya mawduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan manhajka waxbarasho. Waa meel fiican oo aad jawaabaha uga heli karto dhammaan su’aalaha ka gubanaya, ama aad wax badan uga barato mawduuc aad xiisaynayso. Caawiye app waxa kale oo ku jira dhowr astaamood oo gaar ah si ay uga caawiyaan isticmaalayaasha inay ku xidhmaan oo ay la macaamilaan kuwa kale. Tusaale ahaan, abka waxa ku jira nidaam kooxeed u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan Group guud iyo kuwa gaarka ah labadaba, taasoo u sahlaysa inay ku xidhmaan kuwa kale ee ay wadaagaan danahooda. Intaa waxa dheer, abka waxa uu leeyahay nidaam farimo ku dhex dhisan oo awood u siinaya isticmaaleyaasha in ay wada sheekaystaan, Tilmaamaha kale ee xiisaha leh ee Caawiye app waa su'aalihiisa ra'yi ururinta (poll), taas oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay ururiyaan fikrado iyo faallooyin mawduucyo kala duwan oo ka yimaada isticmaalayaasha kale. Caawiye waa ka badan yahay madal su'aalo iyo jawaabo ah oo kaliya. Waa abka ujeedo badan leh oo ay ka buuxaan astaamo loo habeeyey si kor loogu qaado wax soo saarkaaga, waxbarashada, iyo korriinka naftaada. Astaamaha caawiye app weydii su'aal hel jawaab abuur ama ku biir groups ka jawaab su'aalo oo la wadaag aqoontaada bulshada caalamka la sheekeyso oo fariin is dhaafsada isticmaalayaasha (chat with users) Story Status: La wadaag cusboonaysiinta, fikradaha, iyo daqiiqadaha iyada oo loo marayo sheekooyin gaagaaban status oo soo jiidasho leh oo u muuqda isku xirkaaga. Sifooyin cusub ee lagu daray appka Liisaska Hawlaha & La-qabsiga: Ku habbee maalintaada hawleed. Xusuusin: Qor fikradaha, xasuusinta, ama wax barasho markaad socoto. Koorsooyinka LMS: Hel macluumaadka waxbarashada iyo koorsooyinka khadka tooska ah ee loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad u koraan tacliin ahaan iyo xirfad ahaanba. Maamul Jadwalka: Si fudud ula soco dhacdooyinka muhiimka ah, xiisadaha, iyo hawlaha adigoo jadwaleesanaya. Aaladaha Islaamka: Xisaabiyaha Sakada: fududee xisaabinta sakada. Tasbih Counter: La soco Dikrigaada tasbiixda. 99 Magac ee Alle (Asmaul Husna): baro oo ka fakar magacyada Alle ee quruxda badan. Adkar maalinle ah: ku xooji iimaankaaga ducada subax iyo galabba. keyword Erayada muhiimka ah lagu raadin karo: caawiye, su'aal iyo jawaab, bulsho, aqoon, Note, xasuus qor, tasks, howlaha, wardi, tasbiix, sakada, jadwal, asmaaul xusna, magacyada alle, adkaarta, jadwal waxbarasho, schedule,waxbarasho, arday, dugsiga sare, shaqo-guri, daraasad, khabiir, dood, iskaashi, somali community, horumarinta shakhsiyeed, dhacdooyinka hadda, wararka, dhaqanka, tignoolajiyada, kombiyuutarada, sayniska, dunida dabiiciga ah, tacliinta, hiwaayadaha, shaqo, somaliblogger, somnest, iwm. Terms of Use (EULA): https://www.apple.com/legal/internet-services/itunes/dev/stdeula/

Screenshots

Daariz4 screens
caawiye app4 screens

Verdict

The call

The clearest difference is in-app purchases: Daariz at none against caawiye app's 5. Daariz also leads on update cadence (every 2 weeks vs every 3 months) and iOS requirement (12.0 vs 15.0). On price, ads and device support there is nothing between them.

Scored on Price · Rating · Positive reviews · Number of ratings · Update frequency · Ads · In-app purchases · Monetization · Best chart rank · Devices · Requires iOS

CostPrice · In-app purchases · Ads · Monetization

Both are free to download. caawiye app sells 5 in-app purchases, starting at $0.99 per month. Daariz asks for nothing beyond the download.

UpkeepUpdate frequency

Daariz ships an update every 2 weeks, caawiye app every 3 months. The most recent releases landed on October 7, 2026 and September 28, 2026 respectively.

Scorecard3 real differences · 7 level
Daariz versus caawiye app: the parameters behind the verdict, then further details
ParameterDaarizcaawiye app
PriceFreeFree
Rating4.4 (29 ratings) — better—
Positive reviews88.9% of reviews—
Number of ratings29 — better—
Update frequencyEvery 2 weeks — betterEvery 3 months
AdsNoNo
In-app purchasesNo — betterYes
MonetizationFree—
DevicesiPhone, iPodiPhone, iPad, iPod — better
Requires iOS12.0 — better15.0
Further details — not scored
Size83 MB107 MB
Age rating4+4+
DeveloperSahamiye FoundationAyub Ali Ahmed

In-app purchases

None

Daariz

No in-app purchases

5 purchases

caawiye app

Subscriptions2
  • Monthly Premium$0.991 Month
  • Yearly Premium$9.991 Year
One-time3
  • Monthly package$0.99
  • Yearly package$5.99
  • Student Lifetime$49.99

Questions

Is Daariz free?
Daariz is free to download, with no in-app purchases.
Is caawiye app free?
caawiye app is free to download, with in-app purchases available.
Do Daariz or caawiye app have ads?
Neither Daariz nor caawiye app shows ads.
Which is updated more often, Daariz or caawiye app?
Daariz ships an update every 2 weeks, and caawiye app every 3 months. Most recently, Daariz was updated on October 7, 2026 and caawiye app on September 28, 2026.

Other comparisons