Comparison

Xaaji vs Dalab Go

Price, ratings, monetisation and update history for both apps, side by side — with what reviewers say about each.

Head to head
About

Xaaji

Request a taxi from anywhere in the city, including hotels, airports, and event venues. The app allows you to communicate with your driver via text or phone and track their arrival.

Highlights
  • Request taxi from any location
  • Book for hotels, airports, events
  • Communicate with driver via text/call
  • Track driver's arrival
  • Call center support
Features
Read full description

Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada, Moqlacyada, iyo meel kasta aad ku sugan tahay u yeero haaji taxi. Haaji Taxi waxaa uu ku shaqeeyaa APP ka sidoo kale Haaji waxaa kasoo waca kartaa ama soo garaaci kartaa xaaji Taxi Teleefanka +25261 0600007 ama Call Center ka . Haaji waxaa uu leeyahay App Casri ah oo aad kala xiriiri karto Darawalkaaga Xaaji udiri kartaa Text Message amd ka waci kartaa telkaaga waa ogaa kartaa darawalkaaga halka uu soo socda haddaba balanteenu waa haaji Taxi amaano iyo nabad.

About

Dalab Go

Features
Read full description

Dalab Go Dalab Go is a Mogadishu-based app for Bajaj rides and delivery. Request a Bajaj in minutes, or send parcels and goods across the city by motorcycle or lorry. BAJAJ RIDES -Request a Bajaj quickly, anywhere in Mogadishu. -Set your own fare. Nearby drivers can accept or send a counter-offer. -Track your driver in real time. -Ride with verified drivers. DELIVERY -Motorcycle delivery for parcels, documents and small items. -Lorry service for house moves and large goods. -Track your delivery in real time. EASY PAYMENTS -Pay with EVC Plus, Zaad or Jeeb. -Pay with Visa or Mastercard. -Fast and secure transactions. SAFE & TRUSTED -Verified drivers. -Live GPS tracking. -Customer support in the app. -Rate your experience after every ride or delivery. COMING SOON -Car rides. -Food delivery from local restaurants and stores. Dalab Go – Fast and reliable. Dalab Go Dalab Go waa barnaamij ka shaqeeya Muqdisho oo bixiya safarro Bajaaj iyo adeegyo gaarsiin. Dalbo Bajaaj daqiiqado gudahood, ama u dir xirmooyin iyo alaab meel kasta oo magaalada ah adigoo isticmaalaya mooto ama baabuur xamuul. SAFARRO BAJAAJ -Dalbo Bajaaj si degdeg ah, meel kasta oo Muqdisho ah. -Adigu go’aami qiimaha. Darawallada kuu dhow way aqbali karaan ama soo jeedin karaan qiime kale. -La soco darawalkaaga waqtiga dhabta ah. -Ku safar darawallo la xaqiijiyey. GAARSIIN -Gaarsiin mooto oo loogu talagalay xirmooyinka, dukumentiyada iyo alaabta yaryar. -Adeeg baabuur xamuul oo loogu talagalay guuritaanka guryaha iyo alaabta waaweyn. -La soco dalabkaaga waqtiga dhabta ah. LACAG BIXIN FUDUD -Ku bixi EVC Plus, Zaad ama Jeeb. -Ku bixi Visa ama Mastercard. -Lacag-bixin ammaan ah oo degdeg ah. AMMAAN & KALSOONI -Darawallo la xaqiijiyey. -Raadraac GPS waqtiga dhabta ah. -Adeeg macaamiil oo app-ka dhexdiisa ah. -Qiimee safarkaaga ama dalabkaaga marka uu dhammaado. DHAWAAN -Safarro baabuur. -Keenista cuntada makhaayadaha iyo dukaamada. Dalab Go – Degdeg, lagu kalsoonaan karo.

Screenshots

Xaaji4 screens
Dalab Go4 screens

Verdict

The call

The clearest difference is ads: Dalab Go at none against Xaaji's shown. Dalab Go also leads on update cadence (weekly vs every 3 weeks) and device support (3 vs 1). On price, in-app purchases and iOS requirement there is nothing between them.

Scored on Price · Rating · Positive reviews · Number of ratings · Update frequency · Ads · In-app purchases · Monetization · Best chart rank · Devices · Requires iOS

CostPrice · In-app purchases · Ads · Monetization

Both are free to download. Neither carries in-app purchases, so what you see is what you pay.

UpkeepUpdate frequency

Xaaji ships an update every 3 weeks, Dalab Go weekly. The most recent releases landed on October 10, 2026 and October 25, 2026 respectively.

Scorecard3 real differences · 6 level
Xaaji versus Dalab Go: the parameters behind the verdict, then further details
ParameterXaajiDalab Go
PriceFreeFree
Rating5.0 (1 ratings) — better—
Number of ratings1 — better—
Update frequencyEvery 3 weeksWeekly — better
AdsYesNo — better
In-app purchasesNoNo
MonetizationAd-supported—
DevicesiPhoneiPhone, iPad, iPod — better
Requires iOS16.015.0 — better
Further details — not scored
Size266 MB42 MB
Age rating4+4+
DeveloperXAAJI LLCAbdirahman Osman Hashi

In-app purchases

None

Xaaji

No in-app purchases

None

Dalab Go

No in-app purchases

Questions

Is Xaaji free?
Xaaji is free to download, with no in-app purchases.
Is Dalab Go free?
Dalab Go is free to download, with no in-app purchases.
Do Xaaji or Dalab Go have ads?
Xaaji shows ads; Dalab Go does not.
Which is updated more often, Xaaji or Dalab Go?
Xaaji ships an update every 3 weeks, and Dalab Go weekly. Most recently, Xaaji was updated on October 10, 2026 and Dalab Go on October 25, 2026.

Other comparisons