Mahadcelin
Thnks eng shuceyb you did.
Excellent service
I am greatly appreciated the team& CIO system
App faa’iido badan leh, balse u baahan horumar UI/UX ah
Salaam Somali Bank waa bangi lagu kalsoon yahay, App-kooduna waa mid shaqeynaya oo daboolaya adeegyada aasaasiga ah ee macaamiisha u baahan yihiin. Taasi waa arrin la mahadiyo.
Si kastaba ha ahaatee, marka la eego horumarka tiknoolajiyadda iyo apps-ka bangiyada kale, waxaa muuqata in App-ka uu u baahan yahay UI/UX upgrade. Design-ku waa mid aad u basic ah, wax yarna boring ah, gaar ahaan marka la barbar dhigo apps kale sida DahabPlus oo leh interface casri ah, fudud, isla markaana soo jiidasho leh.
Haddii Salaam Somali Bank ay diiradda saarto:
• Hagaajinta UI Design
• Isticmaal sahlan (user-friendly experience)
• Colors iyo layout casri ah
waxay si weyn u kordhin doontaa qanacsanaanta isticmaaleyaasha, gaar ahaan dhalinyarada iyo xirfadlayaasha.
Guud ahaan, App-ku waa mid muhiim ah, balse waxaan rajeynayaa in mustaqbalka dhow lagu sameeyo horumar muuqda dhanka design-ka iyo experience-ka isticmaalaha.
Mahadsanidin.

Show more
Buggy. Slow. Anti-User
Unc. Keep the tribal bs away from business
Decent app
The app is generally easy to use and has a clear layout. However, there are a few frustrating issues. Firstly, the OTP (One-Time Password) sent by email takes too long to arrive. By the time it does, the app often restarts or logs out, forcing you to start the login process all over again.
Secondly, it repeatedly shows an “Optional Update” message, directing you to the App Store — but there’s no actual update available. This creates confusion and interrupts the user experience.
If these bugs are fixed, the app would be much smoother to use.