Appku aad bu u fiican yahay
Lkn qaybta transection debit iyo credit ku soo dara . Hadda lacgtu marka ku soo gasho iyo kaabxdo uun arkaysa arki maysid hadhaagu intuu noqday marka ku soo gasho ama kaa baxdo arinta si dhaqsa ugu soo dara muhiim bay aad u tahay
WWadani01
Connection
I have internet connection but it says no connection found?
NNoRegretss
Great App
Runtii aad buu ii qanciyay App ka, madama lagu Design gareeyay UI/UX sido kale colors iyo layout casri ah ayaa lagu dhisay, btw good job Developers 🫱🏽🫲🏾🔥
MMohamed_Mohamud
Very convenient
Integrated with somtel Edahab and local payment
AAAbshir AA
Soo jeedin
Waxan jeclaan laha in appka laguso daro receiver paid transactionska iminka wa keliya sent trns
ZZirmohamet







